SOMALILAND: Dhalinyaro lagu Afduubay Puntland oo ka warramay Qaabkii loo Afduubay iyo Sida lagu soo daayay

Dhalinyaro u dhalatay Somaliland oo dhawaan lagu Afduubay maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland ayaa ka warramay Qaabkii loo Afduubay iyo Sida lagu soo daayay.