“Socdaalkaygii Bariga Maraykanku Waa Uu Ila Socday…”Faysal Cali Waraabe

Hargyesa(Slpost)-Gudoomiye Faysal CalI Waraabe ayaa ka warbixiyay socdaalkii uu ku tagay gobalad bariga SOmaliland oo uu ku tilmaamay mid maraykanku uu ku wahelinaayay, waxaana uu sidan kaga dhawaajiyay kadib markii uu ka degay dalka Finland.

https://youtu.be/sltNQOddnuE