Siyaasi Kashifay Dabinada qarsoon ee Farmaajo, Maxamed Baashe oo uu karbaashay & Sir uu soo Faqay

 

Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo ka mid ah siyaasiyiinta madaxa-bannaan ee dalka kuna nool magaalada Hargeysa, ayaa fashiliyey qorsheyaasha qarsoon ee Farmaajo iyo sababta uu cadowtinimada ugu qaaday Somaliland.

Waxa kale oo uu siyaasigu wax laga xumaado ku tilmaamay fekerka qaldan ee qaranimadii uu u soo halgamay ka doorsaday Aqoonyahan Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo dhawaan shaaciyey inuu u ololaynayo midnimada Soomaaliweyn.

Muuqaalkan Hoose ka daawo Hadalka Siyaasigu arrimahan kaga hadlay