Hargeysa (SL.Post) ALLE ha u naxariistee waxa goor dhaweyd ku geeriyooday cusbitaal ku yaala magaalada London ee dalka Ingiriiska Marxuum Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi) oo u muddooyinkan dambe u jiifay xanuun haleelay.
ALLE ha u naxariistee Marxuum Cismaan Hinid ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay xisbiyada siyaasada Somaliland isaga oo hore u soo noqaday Guddoomiyihii xisbiga KULMIYE ee gobolka Maroodijeex iyo Guddoomiyihii ololaha xisbigii UDUDUB.
INAALILAAHI WA INAILAYIHI RAAJUCUUN.
Somalilandpost.net