Siyaaasi Danta Qaranka Eeg

 

Bismilaahi raxmaani raxiim waa salaamantahiin waxan qalinka u soo qaatey markaan Arkey hor usocod la aanta siyaasada somaliland   aduunka wax Weliba horumar Ayey u baahanyihiin khaastan siyaasadu horumar Ayey u baahaantahay Maaha uun in la horumariyo dal ee muhiiimdu waa in siyasada loo isticmaal mid ka duwan tan Aynu hada isticmaalno ee qabyaalada ku salaysan siyaasinta iyo madaxda qaranka.

Waxa Waajib ku ah iney marwalba Eegan Danta QARANKA oo ay istcimaalan siyaasada,  siyaasada qaabeysan oo degan   waxan fariin gaara is leeyahay u gudbi siyaasiinta xilalka kale duwan ka soo qabtey wadanka hadana aan haynin waxan leeyahay ha is odhanina mubaax ba Tihiin ee wax walba ku hadla ka taxdir siyaasi hadalda naxliga abuurikara ee bulshada aad u soo gudbinysan siyaasi ku daadal inaad dhagaha shacabka wanaag ku kasbato ee aanad bulshad welwel gelin.

shacab qaar badan oo ka mida siyaasada u dhago taagan marwalba waxanay doonyaan iney maqlaan matxalada dhabta ee ka taagan siyaasada marwalba  hanjabada iyo hadalada aan fiicneyn waa kuwo dhagaha dadka wax yeelay iska jir fadlan siyaasi Iska ilaali hadalada media aad ka gudbisaan ee Cid nacbaysiga ah iska Jira marwalba xasuuso oo niyada ku hay marxaldahii kale duwanaaa ee soomaliland soo martey xasuusta dadka weli ka may bixin dagaaladii iyo dhibaatadii dadka ina waa u sawirtahay ina sheekay ku hayan.

Dhibkii  xumaantii loo gaystey ee Laga Galay dadka degan soomaliland tii oo weli u muuqta marwalba xasuus tii hore Ayey soo celinyaan burbur an wey ka baqyaan dadka dhawaaca intaa leg qab ka soo kabasho mudo 24 sanno ka badan Ayey ka soo kabnyeen hadan u Baahan siyaasi qabqab leh ah oo kursi iyo magac iyo xil u ordaaya  way la fududhay inuu cidweliba burburto had uu isagu waayo waxuu rabey.

Siyaasi Iska ilaali inaad baabiso mushtaqbalka soomaliland iyo dadka u niyada San iney arkaan dalkaano heersare ka gaadhay dhanka siyaasada oo Laga Baxay siyasad qabilka ku tiirsan dalkani Siduu ku yimi nin looga warimi maayo Soomaliland dhiigi iyo dhuuxi dadkeena Ayey ku taagnnhay iyadoo wadanka Waxa so dhan loo soomaray siyaasi ha noqon kana u sababta noqda burburka iyo niyad xumada dadka 20 mudad kor u dhaaftey la dhayey qalbiyadooda waana hubaal in siyasada guracani sababikarto burbur iyo kale qaybsi Hadii si khaldan siyasad looga shaqeeyo waxa Weliba waa Dhicikaran  siyaasi dooni mayno in siyaasadi baa biso wadan keen Inagooo Arkaynaa   dal ku Wuxuuuu u baahanyahay Isu tanaasul kale danbayn si uu u gaadho bartey nu rabno mudo badan Ayeynu Nahay dal keligii goosada weli ma wada dhaqaanayna danta ineynu dal aduunku citiraafsanyahay Inagooo mucarid iyo muxaafid Isku rayi ah oo danta dalkeena.

Meel uga wada gooshayna anigu siyaasinta soomaliland oo dhan sharaf iyo karaaamo Ayey Iga mudanyihiin Cid gaara waxba uma sheegayo Lakiib kuli waa talo taabnaysa waa na lexjecelo qaran Iga keentay maqaalkan Waxa igu kelifey Anoo Arkay dalka xaalad wanaagsan oo degan ku Jira iney siyaasta qaar u sawiryaan bulshada muhmal in xaalad xuni jirto siyaasi Iska jir inaad bulshada jar ha baabiso  siyaasi ku daadal inaad isticmaasho siyaasada suurogal ah Ama ku shaqee siyaasada Sax ah siyaasi Adoo is leh wax Kororso ha dhawacin bulsho soo kabnaysey mudo kor u dhaaftey 24 sanno oo u Baahan oo u Baahan same sheeg

 

Waa qalinkii Amuun Cumar Abokor Foodcade, Hargeysa Soomaliland 

        fb  Amuun Cumar