“Sida ugu dhakhsaha badan waa in maxkamad nimankaas lagu horkeeno..hadii lagu horkeeni waayo way ka xumaan doontaa” Madaxdhaqameedka Galbeedka Oo Canbaarayn iyo Hanjbaad Kaga Hadlay Goobtii La Weeraray

Boorama(SLpost)-Madaxdhaqameedka gobalada galbeedka ayaa canbaareeyay dablaydii weerartay goobta diiwaangalinta, waxay sida oo kale ku baaqday in dhakhso loo maxkamadeeyo, waxaanay xukuumada u direen hanjabaad