Shirkii U Socday Beesha Koonfurta Laasacaanood iyo Wasiirada Somaliland Oo Is Afgarad Lagu Soo Gunaanaday

Caynaba(SLpost)-Shir balaadhan oo mid ka mid ah beelaha gobalka Sool ay la lahaayeen wasiiro ay ka mid ahaayeen wasiirka arimaha gudaha iyo wasiirka madaxtooyada ayaa lagu soo gabogabeeyay heshiis iyo is afgarad dhex maray labada dhinac iyada oo warbaahinta loo baahiyay qodobada lagu heshiiyay.