Shirka beesha Sacad Muuse ee qabsoomiddiisa loo muddeeyey 17-bishan oo diyaar-garowgiisa ka Bilaabmay tuulada Agabar ee gobolka Gabiley

Hargeysa (SLpost)Waxaa calay isugu yimid tulada Agabar Salaadiin, Madax dhaqameed, Gudigii qaban qaabada iyo Dad magac iyo maamuus ku leh beesha Sacad muuse, ku waasi oo xalay isugu iyimid Goobta laga dhigayo shirkaasi oo ah Dugsiga magaalada Agabar ay leedahay.

soo-dhawaynta-suldaanka-3

Agabar ayaa lagu qabtay Munaasiba aad u balaadhan oo loogu diyaar garoobayo shirka beesha Sacad muuse kaasi oo ay isugu yimaadeen beeshee iyo salaadiintii shirkaasi ku baaqay, kuwaasi oo balan qaaday inuu shirkaasi sidii loogu talo galay uu u dhici doono, isla markaana ugu baaqay beesha Sacad muuse Gudo iyo debedba in shirkii si rasmiya qaban qaabadiisii u bilaabantay madashiina loo guuray oo ilaa inta uu shirkaasi  dhamaanayso halkaa hawshaasi si rasmiya uga soconayso.

Isla markaana aan diblooga soo noqnaynin cid alaale cidii beesha Sacad Muuse ah ee shirkaasi taageero iyo taloba ku soo biirinaysana ay diyaar ula yihiin.

Somalilandpost.net

Hargeysa