SHIRKA LONDON WAA SHIRQOOL LABA AFLEH – Qalinkii: Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood

Tan Iyo Intii Ay Burburtay Dawladdii Dhexe Ee Soomaaliya Burburkeeda Ay Sabab U   Ahaayeen Shacabwaynihii Ugu Badnaa Dalwaynihii La Isku Odhan Jiray Soomaaliya Waana  Labada Beelood Ee Ugu Badan Tusaale Ahaan Beesha Hawiye Waa Beesha Ugu Badan Koonfurta Soomaaliya Waxayna Qabaailada Kale Ee Ku Nool Koonfurta Soomaaliya Ka Noqonayaan 75%,Halka Qabiilka Isaaq Uu Gobolada Waqooyi Ka Noqonayo 85%.

Markii Taliskii Maxamed Siyaad Bare La 1991,Waxaa Talo Soo Jeediyey Libaaxii Ururkii Usc Generaal Maxamed Faarax Caydiid Allaah Haw-Naxariistee Wuxuu Afkiisa Ka Yidhi Haddii Aan Ahay Caydiid Waxaan Ka Safaynayaa Haraagii Maxamed Siyaad Barre Waxaanan Ku Shubayaa Kenya Soo Noqodkaygana Ha Inoo Ahaato Inaynu Isugu Nimaadno Garoowe Haddii Aad Tihiin Jabhada Snm,Qorshaha Generaal Caydiid Watay Waxay Ahayd In Reerka Daarood La Yidhaahdo Aan La Aamini Karin Ilaa Hubka Laga Dhigo Oo Aynu Raaciyad Ka Dhigno Waana Inaynu Laba Mid Yeelno Inaynu Federaal Samaysano Iyo Inaad Goosataan Oo Aad Noqotaan Jamhuuriyad Gooni Isu  Taagtay,Jabhaddii SNM Aad Iyo Aad Ayey Ugu Caga Jiiday In Garoowe Laysugu Yimaado Oo Macnaheedu Yahay Daaroodka Waqooyiga Ku Nool Iyo Wixii Qabaail Ee Taliska Gacan Siinayey Xasuuq Ba,An Ha Lagu  Sameeyo Arrintaasi Way U Cuntami Wayday Jabhaddii Snm Waxayna Ku Dhaqaaqday Yada Oo Eegaysa  Rabitaanka Shacabka In Shirwayne Ay U Dhan Yihiin Beelaha Waqooyi  Laysugu Yimaado Balantuna Noqoto Caasimada Burco Waxaana Garoonka Magaalada Burco 18/05/1991 Lagaga Dhawaaqay Gooni Isu Taaga Jamhuuriyadda Soomaaliland Oo Ay U Dhamaayeen Culimaaudiin, Garaado, Salaadiin, Cuqaal, Ugaasyo, Aqoonyahano,Ganacsato,Haween Iyo Dhalinyaro Madashaasna Aad Ayaa Saysugu Saamaxay,Waa Ta Keentay In Soomaaliland Dhibaato Kasta Iyo Shirqoolkasta Oo Laysku Dayo Uu Fashilmayo Ama Wixii Cadow Ku Ah Marka Ay Weerer Ku Soo Qaadaan Ay Jabayaan Shayga Samirka La Yidhaahdana Waa Qaali Oo Allaah {Swt},Wuxuu Kaagaga Difaacaa Masiibo Kasta Oo Kugu Soo Socota,Waa Ta Keentay Inaynu Cadowga  Gudaha Ee Somaliland-diidka Ah Dhibaato Kasta Ay Inoo Gaystaan Aynu Cafiyayno Wixii Maxaabiis Laga  Qabtana Inta Si Wanaagsan Loo Xanaaneeyo Ka Dibna La Siidaynayo,Waxaan Talo U Soo Jeedinayaa Beesha  Hawiye Oo Ah Beel Aynu Isir Iyo Abba Wadaagno Oo Aynu Isku Nahay IRIR, Waxaan Idiin Leeyahay  Walaalayaal Aad Iyo Aad Ayaanu Idiinka Tacsiyadaynaynaa Dhibaatada Daba Dheeraatay Ee Aydun Garan  Waydeen Haddii Aad Hawiye Tihiin Tasha Oo Midooba Oo Wixii Khilaafaada Dhexdiina Ka Saara Oo Ninkasta  Oo La Soo Doorto Hawiye Qabiilkii Doono Ha Ka Noqdee Haddii Uu M/Wayne Isu Soo Sharxo Ku Daba Fayla Balse Waxaad Iska Ilaalisaan Hawiye Ay Majeerteeni Wataan Sababtoo Ah Nimanka Majeerteen Waa  Nimankii Bortuqal Iyo Talyaaniba Koonfur Keenay Ee Hablahooda U Guuriyey Gaal Buuryo Qab Ah Waa Niman Weligood Kumayste U Shaqaynayey Oo Idiinka Xadaarad Dheer Weligoodba Waxay Soo Xushaan  Hawiye Xoolo Ah Oo Habayac Ah Oo Ay Ku Guuraan Sidii Ay U Soo Xusheen Cali Mahdi Oo Uu Qorshahaasi
Dejiyey C/Risaaq Xaaji Xuseen Oo Ah Rug Cadaa Dhinaca Siyaasayada Ah Wuxuu Talo Ku Soo Jeediyey Isaga Oo Daarood Jabuuti Kula Shiraya Wuxuu Yidhi Walaalayaal Waad Ogtihiin Sida Foosha Xun Ee Uu Daarood U  Jabay Maanta Hawiye Mid Ayeynu Kaga Aarsan Karaynaa Oo Dagaal Lama Geli Karno Oo Si Xun Ayey Inoo  Jebiyeen Hubkii Koonfurna Gacantooda Ayuu U Galay Balse Waxaynu Samaynaynaa Inaynu Nidhaahno Hawiyoow Anigu Haddii Aanu Nahay Daarood Siyaasadii Waanu Ka Baxnay Markaa Waxaanu Jecelnahay Inaad Na Hogaamisaan Oo Aad Weliba M/Wayne Ka Dhigataan Cali Mahdi,Qorshaha  La Rabaana Waa Sidii Generaal Caydiidkii Kursiga Ku Taamayey Iyo Cali Mahdi Laysugu Dhufan Lahaa Ka Dibna Dagaal Dhexmari Lahaa Habar Gidir Iyo Abgaal Bishii June 1991 Ayuu Dhacay Dagaalkii Ugu Horeeyey Ee Habar Gidir Iyo Abgaal,Qorshahaas Aad Ayey Ugu Guulaysteen Nimankii Daarood Oo Waxaa Ka Degay Culuskii Uu Hawiye Ku Hayey Waa Ta Keentay In Maanta Daarood Is Urursado Haddii Ay Noqon Lahayd Kuwa Kilinka Shanaad Degan Kuwa Degan Gobolada Dhexe Ee Soomaaliya Kuwa Degan Kismaanyo Ilaa Dhoobley, Kuwa Degankenya Iyo Kuwa Degan Soomaaliland Waa Dagaal Shaxaysan Waxaan U Malaynayaa Inuu Ku Fahmay Shariifkii Ay Adeegan Jireen Wuxuuna Ogaaday Markii Ay Gurigiisa Biyo Ugu Soo Galeen Oo Ah Ciidamada Kenya Oo Ay Daba Ka Wadaan Daaroodka Kenya, Kismaanyo Iyo Garbahaaray Degan Waxaana Kenya Loogu Balan Qaaday In La Siiyo 90 Km Ee Ay Kenya Iyo Soomaaliya Ka Wadaagaan Dhinaca Bada Oo Baadhitaankii U Dambeeyey Ee Kenya Ka Sahamiso Shidaal,Waxay Khubaradii Soohdinta Bada Ay Ka Heleen Shidaal Aad Uu Fara Badan Oo Noqonkara Mid Aduunwaynaha Loo Iibgayn Karo,Hadaba Waxaa Iswaydiin Leh Nimanka Tolaa,Ayey Ku Baaqaya Umad Ma Hogaaminkaraan? Waxaan Hawiye Ku Soo Jeedinayaa Intaydaan Shirka London Tegin Waa Inaad Shir Deg-Deg Ah Isugu Timaadaan Oo Aad Ka Tashataan Mustaqbalkiina,Ka Ubadkiina,Ka Dumarkiina Iyo Ka Dalkiinaba,Kolay Shirka London Ninkii M/Wayne Noqon Lahaa Waa Qorshaysan Yahay Oo Waxaa La Doonayaa In Maamulo Goboleedyada Koonfurta Meesha Laga Saaro Lana Sameeyo Nidaam Federaala Oo Lagu Daba Faylo Dawlada Dhexe Wixii Shirkaas Ka Bacdi Maamul Goboleedyo Ku Dhawaaqana Quwadaha Waaweyni Gacan Bira Ku Qabanayaan,Hadaba Waxaa Iswaydiin Leh Hawiyoow Ma Sidii Buu Majeerteen Hadba Ninkii M/Wayne Noqonaya Uu Soo Xuli-Doonaa Mise Idinkaaxiniyo Yeelan Doonoo Waxaad Soo Xulan-Doontaan Hawiye Lab Ah Oo Wax Dhacsan Kara.
Haddii Aan U Soo Noqdo Jamhuuriyadda Soomaaliland Mar Haddii M/Wayne Mudane Axmed Maxamed
Maxamuud {Siilaanyo} Uu Shirkaas Talo Qaran Ka Yeeshay Oo Uu Isugu Yeedhay Sadexda Xisbi Qaran,
Labada Golena Ay Ku Ansixiyeen Cod Aqlabiayada 101 Waa Arrin Geesinimo Leh Sababtoo Ah Aniga Oo  Markii Hore Diidanaa Shirkaas Ka Qaybgalkiisa Balse Uu M/Waynaheenu U Talo Qaran Ka Yeeshay Waxaa  Inoogu Jirta Fursad Dahabiya Oo Ah Waxaynu Isu Imanaynaa Marka Hore Inaman Aan Dhulba Haysan Oo U  Badan Badankoodu Budhcad-Badeed Iyo Qaar Meelahay Ka Taliyaan Ay Joogaan Amisom Oo Amaankooda  La Ilaaliyo Iyo Inagoo Haysana Dhul Aad U Wayn Oo La Yidhaahdo Soomaaliland Laguna Qiyaaso 2000 Oo Isku Weera Waxaynu Kala Dhiganahay Qolyaha Shirka Loo Qabanayo Ee Maamul Goboleedyada Maroodi La  Fadhiistay  Libaax,Waraabe,Dibigaale,Masacagalay,Waxaana Libaaxa Qononaya Habar Gidirta Gobolada
Dhexe,Waraabuhuna Waa Dawladda Federaalka,Dibigaalena Waa Kuwa Kismaanyo Maamulka Ka
Samaystay,Masacagalayna Waa Putlandta Ku Hamiyeysa Laas-Caanood,Buuhoodle Iyo Bariga Sanaag.
Fursadaan Shirka London Waa Fursadii Aynu Ka Dhiiban Lahayn Aqoonsi Caalamiya Sidii La Inoo Siin Lahaa Iyo Wixii Dawladaha Ka Soo Qayb Galaa Inaga Caawin Lahaayeen Dib U Dhiska Wadanka Sida Caafimaadka, Laamiyada Isku Xidha Burco Ilaa Ceelaayo,Oodwayne Ilaa Hargaysa,Hargaysa Ilaa Jabuuti,Waxbarashada Biyaha,Biyo Xidheenada,Dhalinyarada Oo Shaqo Loo Sameeyo,Iyo Dhismayaasha Dawlada Waxaan M/Waynaha Jamhuuriyadda Soomaaliland Aan U Soo Jeedinayaa Inuu Waftiga Shirka U Raacaya  Uu Ka Dhigto Rag Xul Ah Wakiilada Laga Ugu Aqoonta Badan Oo Lix Nin Ah,Guurtida Odayaasha Ugu Da,da Wayn Ee Joogay Xiligii Ingiriiska,Wasiirada Waa Inay Noqdaan Wasiirka Maaliyada,Wasiirka Qorshaynta,Wasiirka Warfaafinta,Wasiirka Gaashaandhiga,Wasiirka Macdanta Iyo Biyaha Iyo Wasiirka  Arrimaha Dibada.

Qaliinkii:Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood

Mobile:4109843 

Email Ahmedsakatouri@Hotmail.Com

Hargeisa, Somaliland