Marka laga soo bilaabo sannadkii 1991-kii ilaa 1996-kii dalka waxa ka jiray dagaallo, qas, jahawareer iyo fowdo, weliba ha ugu sii darnaato sannadihii 1991-kii ilaa 1995-kii, taasina waxay keentay inaan la samayn wax miisaaniyad ah, oo xooga la saaro nabadda iyo joojin colaadaha.
Waa Miisaaniyad-Sannadeedyadii Golaha Wakiiladu Ansixiyeen 1997 ilaa 2015
Xukuumadii Maxamed X. Ibraahin Cigaal 1993 ilaa 2002
1997………………………………………49, 134, 054, 222 SL/Shillin
1998……………………………………….58, 578, 982, 144 SL/Shillin
1999……………………………………….57, 255, 071, 333, SL/Shillin
2000………………………………………..74, 692, 891, 00 SL/Shillin
2001…………………………………………78, 026, 000, 00 SL/Shillin
2002………………………………………….88, 852, 000, 000 SL/Shillin
Xukuumadii Daahir Riyaale Kaahin 2003 ilaa 2010
2003…………………………………………….101, 687, 066, 649 SL/Shillin
2004……………………………………………..144, 848, 772, 610 SL/Shillin
2005………………………………………………148, 252, 211, 709 SL/Shillin
2006……………………………………………….186, 020, 968, 836 SL/Shillin
2007………………………………………………..194, 759, 848, 704 SL/Shillin
2008………………………………………………..300, 252, 463, 142 SL/Shillin
2009…………………………………………………265, 190, 104, 732100.00 SL/Shillin
2010………………………………………………….310, 259, 111, 704 SL/Shillin
Xukuumadii Axmed Maxamed Maxamuud “ Siillaanyo 2011 ilaa 2015
2011…………………………………………………….451, 584, 183, 721 SL/Shillin
2012………………………………………………………639, 369, 240, 470 SL/Shillin
2013……………………………………………………….1, 114, 284, 198, 751 SL/Shillin
2014………………………………………………………..1, 267, 033, 716.00 SL/Shillin
2015…………………………………………………………1, 758, 778, 681 SL/Shillin
Su’aasha is-weydiin mudani waxay tahay miisaaniyadahaasi kolba kolka ka dambaysa soo kordhaayey ma sii kordhi doonaan mise hoobad ayey geli doonaan.
Cali Cabdi Coomay
Suxufi, Qoraa ah.
Haragaysa, Somaliland
calicoomay@hotmail.com
Tix-Raac:
Meerisyadii Taariikhda………………………………….Cali Dool Axmed” Qoryoolay”
Baadhis iyo Xog-ururin