“Shaqaalihii hore Way Hagradeen Wasaaradda” – Wasiir Abees oo Afka Furtay

Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka ee Somaliland Maxamed Muuse Abees, ayaa ku dooday in masuuliyiintii ka horreeyey ay hagradeen wasaaradda isla markaana ay la-yaab ku noqotay baaxadda shaqo ee wasaaraddu u hayso qaranka iyo tayada agabka iyo shaqaalaha ka hawl-gala.

Wasiirka waxa uu hadalkan ka sheegay munaasib ay maanta xilka kula kala wareegayeen Maareeyaha Cusub ee Wasaaradda iyo Maareeyihii hore.

HOOS KA DAAWO HADALKA WASIIRKA

https://www.youtube.com/watch?v=D63fhWcexGo