Shaqaalaha Dekedda Berbera oo Shaqo-joojin sameeyey iyo Maamulka oo ka hadlay Sababta

Maareeyaha Dekedda Magaalada Berbera ayaa faahfaahin ka bixiyey sababaha ka dambeeyey ee sababay shaqo-joojin ay sameeyeen qaar ka mid ah shaqaalaha ka hawl-gala Dekedda Berbera.

Muuqaalkan HOose ka daawo Faahfahinta warkan

https://www.youtube.com/watch?v=ciFjPsl5XUk