Shacabka Hargeysa oo soo dhaweeyey Olole waddo-baneyn ah oo Dowladda Hoose ka fulinayso Badhtamaha Suuqa Caasimadda

 

Hargeysa (SLpost)- Shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa, ayaa soo dhaweeyey olole ballaadhan oo dowladda Hoose waddo-bannayn kaga samaynayso Jidadka badhtamaha Caasimadda.

Dowladda Hoose ee Hargeysa ayaa maalmihii u dambeeyey olole ballaadhan oo waddo-bannayn ah ku qaadday badhtamaha suuqa ee caasimadda, kaas oo lagu burburiyey dhismeyaal cooshado iyo jiingado ka samaysan oo laga dhisay jidadka hareerahooda.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose