Sh. Aadan siiro oo mar kale Xukuumadda ugu baaqay in Xoolaha Sakada ah ee la ururiyay Baahanayaashu dalku xaq u leeyihiin (COD)

Hargeysa (SLpost) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro) oo ka tirsan culimada Waaweyn ee Somaliland ayaa mar kale ku celiyay in sakada la ururiyey ee loogu talo-galay dadka abaaruhu ku saameeyeen Soomaaliya ay ka mudan yihiin dadka baahan ee dalka ku nool.

Sheekha oo maanta saxaafadda ugu warramayay magaalada Hargeysa ayaa ku dooday in sakada aan laga guurin karin dadkeeda oo baahan. Dhinaca kale, waxa uu xukuumadda ugu baaqay inay daboosho waajibaadka ah inay shacbigeeda daryeesho.

Halkan ka dhagayso Codka Sheeka

[audio:https://somalilandpost.net/wp-content/uploads/2011/09/aadan-siiro2.mp3|titles=aadan siiro2]