Salaadiinta gobolka Awdal oo Khudbado kala duwan ka jeediyey Madashii furitaanka Shirweynaha 6aad ee Kulmiye

Boorama (SLpost)- Salaadiinta ugu Tunka weyn bahda Dhaqanka ee Gobolka Awdal oo saaka ka qayb-galay shirweynaha 6aad ee Xisbga Kulmiye, ayaa khudbado ay ka jeediyeen madasha shirku ka furmay, waxa ay si ballaadhan u bogaadiyeen go’aanka madaxda Xisbigu ku gaadhay in Shirka Xisbiga lagu qabto magaalada Boorama oo ay sheegeen inu noqon doono mid taariikhi ah maadaama oo sida ay sheegeen uu yahay shirkii ugu horreeyey ee Xisbi leeyahay ee lagu qabto magaalada Boorama.

salaadiinta

Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal, Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar iyo Suldaan Xasan Baade oo dhammaantood hadallo ka jeediyey Shirka ayaa dareenno Isku lammaan ka bixiyey Shirweynaha Xisbiga Kulmiye.

 

Muuqaalladan Hoose ka Daawo Hadallada Salaadiinta Gobolka Awdal ka jeediyeen Madashii Shirweynaha Xisbiga Kulmiye

 

Hadalka Suldaan Dhawal

 

Khudbadda Suldaan Ibraahim Jaamac

 

Hadalka Suldaan Baadde