Safiirka Somaliland ee Imaaraadka oo Ka waramay Mashaariic Imaaraadku Ugu Deeqay Somaliland

 

Hargeysa(SLpost)- Safiirka Somaliland ee u fadhiya Imaaraadka ayaa ka waramay mashaariic imaaraadku ka fulinayo Somaliland. Safiirka ayaa sheegay in uu Hargeysa u u yimid laba arrimood oo ay kaw ka tahay shir safiirada Somaliland iyo wasaaradda arrimaha dibada oo uga furmaya magaalada Hargeysa iyo in uu soo dhaweeyo lana shaqeeyo waftiyo ka socda dawladda Imaaraadka oo Somaliland u iman doona hirgalinta mashaariic dhawr ah.