Sababta ka dambaysa Dib-u-dhaca Fadhi Goleyaasha Baarlamaanku Sabtida Berri u ballansanaayeen oo baaqday

Hargeysa (SLpost)- Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa maanta mudanayaasha labada Baarlamaan ee Wakiilada iyo Guurtida ku wergeliyay inuu baaqday fadhigii aan Caadiga ahayn ee ay maalinta berito ah ku balansanayaayeen labada Gole uu baaqday,isagoo sheegay inay fasaxoodii caadiga ahaa ay galaan.