SAAXIL: Qalab Caafimaad oo Qurbejoog Reer Somaliland ahi Soo Gaadhsiiyeen Maamulka Caafimaadka Gobolka

Berbera(SLpost)– Maareeye Xigeenka dekeda Berbera ayaa konteenar qalab caafimaad oo soo direen Jaaliyadda Somaliland ee dalka Sweden, ku wareejiyey maamulka caafimaadka ee gobolka Saaxil.

 

Hay’ad jaaliyaddu u kaashatay gaadhsiinta qalabkan caafimaad oo uu xidhiidhiye ka ahaa Xusseen Wadaadyare ayaa suurtagelisay in qalabkan caafimaad gaadho dekeda magaaladda Berbera.

 

Warka qaabilada qalabka caafimaad ee masuuliyiinta gobolka ayaa waxa uu u dhacay sidan ee daawasho haboon: