“Reer WADDANI Ma Oga in Dagaaladii Sokeeye laga Heshiiyey” – Axmed Muumin Seed

Boorame (SLpost)- Siyaasi Axmed Muumin Seed oo ka mid ah masuuliyiinta sar-sare ee Xisbiga talada dalka haya, ayaa mar uu maanta khudbad ka jeediyey Kheyriyada magaalada Boorame oo taageerayaasha Xisbiga Kulmiye cududdooda ku soo bandhigeen, ayaa dhaliilay hadallo dhawaan ka soo yeedhay masuuliyiinta sar-sare ee Xisbiga WADDANI oo weedho xanaf leh dib ugu soo faqay taariikh madow oo Somaliland soo martay ee dagaaladii sokeeye sannadihii 1994kii iyo wixii ka horeeyey.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA MASUULKAN OO HADLAYA