Real Madrid Ayaa Afka Dhulka U Dartay Kooxda Xifiltanku Ka Dhaxeeyo Ee Barcelona

Hargeysa(SLpost)-39 Cayaarood oo aan laga badinin kooxda Barcelona ayaa soo afjarmay.

2-1 ayaa waxaa gurigooda uga badiyey kooxda uu xafiiltanku kala dhaxeeyo ee Real Madrid, cayaar loo yaqaanno ‘el Clasico’.

Real Madrid ayey guushu ku raacday gool uu goor dambe u dhaliyey Cristiano Ronaldo, laakin Barcelona weli ayadaa kala horraynta hogaaminaysa.

qaniinyo

Waxay 6 dhibcood ka horraysaa kooxda ku xigta oo ah Atletico Madrid.