Raysal-wasaare Ku Xigeenka Somalia Oo Qaadacay Qodobada Ka Soo Baxay Shirkii Wadatashiga

Muqdisho  (SL.Post) Raysal-wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib,  ayaa ka saluugay qodobka ka hadlaya saami qaybsiga kuraasta aqalka sare ee khuseeya Xubnaha Somaliland.

 

 

 

Maxamed Cumar Carte waxa kale oo uu sheegay inay arrintaasi ahayn mid ay ku qanci karaan, wuxuuna madasha hoggaamiyayaasha ugu baaqay inay dib u eegaan qodobkaas.

 

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso. 

 

 

Somalilandpost.