Ramadaanta iyo Ramadkeeda! Q: (8aad) – Diyaarintii: Guuleed Cumar Madar.

guuleed Madar Waxa aynu qoraalkan maanta ku sii dhamaystiraynaa qoraalkii hore ee aynu ducooyinkii rasuulku (N.N.K.H) uu akhrisan jiray maalin kasta oo ka mid ah bishan barakaysan uu akhrisan jiray.
Maalinka 16aad ducadii uu akhrisan jiray rasuulku (N.N.K.H) .
اللّهُم اهدني فيه لعمل الأبرار وجنبني فيه مرافقة الأشرار وأدخلني فيه برحمتك دار القرار بالهيتك يا اله العالمين
Maalinka 17aad ducadii uu akhrisan jiray rasuulku (N.N.K.H) .
اللّهُم اهدني فيه لصالح الأعمال وأقض لي فيه الحوائج والآمال يا من لا يحتاج السؤال يا عالماً بما في صدور العالمين
Maalinka 18aad ducadii uu akhrisan jiray rasuulku (N.N.K.H) .
اللّهُم نبهني فيه لبركات أسحاره ونور قلبي بضياء انواره وخذ بكل أعضائي الى اتباع آثاره يا منور قلوب العارفين
Maalinka 19aad ducadii uu akhrisan jiray rasuulku (N.N.K.H) .
اللّهُم وفر حظي ببركاته وسهل سبيلي الى خيراته ولا تحرمني قبول حسناته يا هادياً الى الحق المبين
Maalinka 20aad ducadii uu akhrisan jiray rasuulku (N.N.K.H) .
اللّهُم افتح لي فيه أبواب الجنان وأغلق عني النيران ووفقني فيه لتلاوة القرآن يا منزل السكينة في قلوب المؤمنين
Maalinka 21aad ducadii uu akhrisan jiray rasuulku (N.N.K.H) .
اللّهُم اجعل لي فيه الى مرضاتك دليلاً ولا تجعل علي فيه للشيطان سبيلاً يا قاضي حوائج السائلين
Maalinka 22aad ducadii uu akhrisan jiray rasuulku (N.N.K.H) .
اللّهُم افتح لي فيه أبواب فضلك وأنزل علي فيه بركاتك ووفقني فيه لموجبات مرضاتك وأسكني فيه بحبوحة جناتك يا مجيب دعوة المضطرين
Maalinka 23aad ducadii uu akhrisan jiray rasuulku (N.N.K.H) .
اللّهُم اغسلني فيه من الذنوب وطهرني فيه من العيوب وامتحن فيه قلبي بتقوى القلوب يا مقيل عثرات المذنبين
Maalinka 24aad ducadii uu akhrisan jiray rasuulku (N.N.K.H) .
اللّهُم اني اسألك فيه ما يرضيك وأعوذ بك فيه مما يؤذيك بأن أطيعك ولا أعصيك يا عالماً بما في صدور العالمين
Maalinka 25aad ducadii uu akhrisan jiray rasuulku (N.N.K.H) .
اللّهُم اجعلني محبّاً لأوليائك ومعادياً لأعدائك ومتمسّكاً بسنّة خاتم أنبيائك يا عظيماً في قلوب النبيين
Maalinka 26aad ducadii uu akhrisan jiray rasuulku (N.N.K.H) .
اللّهُم اجعل سعيي فيه مشكوراً وذنبي فيه مغفوراً وعملي فيه مقبولاً وعيبي فيه مستوراً يا اسمع السامعين
Maalinka 27aad ducadii uu akhrisan jiray rasuulku (N.N.K.H) .
اللّهُم وفر حظي فيه من النوافل وأكرمني فيه باحضار الأحراز من المسائلة وقرب وسيلتي اليك من بين الوسائل يا من لا يشغله الحاح الملحين
Maalinka 28aad ducadii uu akhrisan jiray rasuulku (N.N.K.H).
اللّهُم غشني فيه بالرحمة والتوفيق والعصمة وطهر قلبي من عائبات التهمة يا رؤوفاً بعباده المؤمنين
Maalinka 29aad ducadii uu akhrisan jiray rasuulku (N.N.K.H).
اللّهُم ارزقني فيه ليلة القدر وصير لي كل عسر الى يسر واقبل معاذيري وحط عني الوزريا رحيماً بعباده المؤمنين
Maalinka 30aad ducadii uu akhrisan jiray rasuulku (N.N.K.H).
اللّهُم اجعل صيامي فيه بالشكر والقبول على ما ترضاه ويرضاه الرسول محكمه فروعه بالأصول بحق محمد وآله الطيبين الطاهرين

– Waxa wanaagsan in aad malmaha bishan barakaysan in aad ducooyinkaa akhirisato , oo dhamaantood ah ducooyin ka sugnaaday rasuulka (N.N.K.H).

– Waxa wanaagsan in aad maydhato habeenada bishan barakaysan, oo aad udugga badsato.

Ilaahay siduu khayrku ku jiro hayna waafajiyo.

Qalinkii: Guuleed Cumar Madar.

Guuleed_madar@hotmail.com