Radio SLpost: Xaaji Cabdi Waraabe oo Ka Hadlay Derejooyinka Ciidanka iyo baaq uu umada Somaliland ugu diray inay ka qeybqaataan dhismaha maktabada Qaranka

downloadHargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cabdi Waraabe), ayaa xukuumadda Somaliland ku ammaanay derajooyinka ay u qeybisay in ka badn 10 kun oo askari oo ka kala tirsan noocyada kala duwan ee ciidamada dalka.

aaji Cabdi Waraabe, waxa uu sidaasi ka sheegay kulan guddidoodu la yeelatay Guddi madax-bannaan oo iskood isugu abaabulay hirgelinta Maktabadda Buugaagta ee Qaranka.

mobile

 

 

SOMALILANDPOST.NET

contact@somalilandpost.net