[Radio SLpost] Halkan ka dhegayso Khubadda Wasiir XAGLA-TOOSIYE ka jeediyey Munaasibadda Wanqalka Idaacadda Cusub

Wasiir Xagla-toosiye
Wasiir Xagla-toosiye

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dib u Dejinta Md Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) oo ka hadlay munaasibadda furitaanka Warlaliyaha cusub ee Radio Hargeysa, ayaa furitaanka Idaacadda ku tilmaamay guul u soo hooyatay u soo hoyatay Somaliland iyo Shucuubta Soomaalida ah.

Wasiirku waxa uu soo jeediyey in Barnaamijyada Idaacadda lagu baahinayo ay noqdaan qaar isu soo jiidaya midnimada shacabka Somaliland iyo Qaar nabadda qaranka ka shaqaynaya.

Halkan ka dhegayso Khudbaddii Wasiir Xaglo-toosiye

Xaglo-toosiye

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net