[Radio SLpost] Halkan ka dhegayso Khubadda Guddoomiye Baashe ka jeediyey Munaasibadda Wanqalka Idaacadda Cusub

Md Baashe Maxamed Faarax
Md Baashe Maxamed Faarax

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Md Baashe Maxamed Faarax, ayaa ka sheekeeyey Munaasibad sannadkii 2007 xilka loogu wareejinayey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumaddii Rayaale,  Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo xilka ku wareejinayey  Wasiirkii ka dambeeyey  Axmed Xaaji Daahir.

Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in Munaasibaddaas xil-wareejinta ee Wakhtigaas lagula kala wareegay Koonteennar lagu sheegay inay ku jirto Idaacad Weyn oo xukuumaddii wakhtigaasi ballan-qaaday, balse markii dambe ballan-qaadkaasi dhicisoobay.

Halkan ka dhegayso Khudbaddii Guddoomiye Baashe Maxamed Faarax

Baashe Maxamed Faarax

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net