[Radio SLpost] Halkan ka dhegayso Hadalka Wasiirka Warfaafinta ka jeediyey Munaasibadda Wanqalka Idaacadda Cusub

Abiib Diiriye Nuur

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradd Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland Md Abiib Diiriye Nuur (Timo-cad), ayaa guul-taariikhi ah ku tilmaamay in furitaanka War-laliska cusub ee Radio Hargeysa muujinayso madaxweynaha oo ka dhabeeyey ballan-qaadkii uu shacabka u sameeyey.

Halkan ka dhegayso Khudbaddii Wasiirka Warfaafinta ka jeediyey Madashaas

Abiib Diiriye

 

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net