Radio SLpost: Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo ka War-bixiyey Wax-qabadka u qabsoomay Xukuumadda Saddexjirsatay

AFHAYEENKA MADAXTOOYADAHargeysa (SLpost)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka warbixiyey wax-qabadyadii u hirgalay xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Siilaanyo oo Maanta saddex-jirsatay.

Maanta oo Sabti ah, ayaa ku beegan saddex-guurada ka soo wareegtay maalintii madaxweyne Siilaanyo iyo ku-xigeenkiisa loo dhaariyey xilka hoggaaminta dalka, wakhtigas oo ku beegnaa 27 July, 2010 oo si rasmi ah ay talada dalka ula wareegeen xukuumadda Kulmiye.

Halkan ka dhegayso Codka Afhayeenka.

Radio

Waxqabadka xukuumadda