“Radio Hargeysa Wuxuu U Egyahay Radiyoowgii Dadka Ruwaanda Xasuuqay”Gudoomiye Cirro

(SL.Post) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI iyo Golaha Wakiillada, ayaa dhaliilay falalka gurucan ee ay ku kacday dalka Radio Hargeysa iyo Tv-ga dawladda oo uu ku tilmaamay Radio-gii Ruwaanda ee dadka xasuuqay.

ciro-475x263

Halkan ka daawo.

Somalilandpost.net