Rab-shado Ka Dhacay Laasacaanood Iyo Iska Hor-maad Dhex-maray Dad Shacab Ah Iyo Ciidamada Amaanka (SAWIRRO)

 

Lascaanood (SL.Post) Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood, ayaa sheegaya in maanta ay dibad-baxyo rabshada wata oo laga soo horjeedo dilal maalmihii u danbeeyay ka dhacay magaalada Laascaanood ay ka dhaceen Laascaanood.

 

1-21-740x493

Wararka ayaa intaas ku daraya in Askari ka tirsan ciidanka iyo qof shacab ah ayaa ku dhintay rabshadahan maanta ka dhacay guddaha magaalada Laascaanood, waxaana la sheegay in dadkii dibad-baxayay ay gubeen gaadhi ay leeyihiin ciidamada Booliska.

4-3-740x493

Xaalada Magaalaada laascaanood  ayaa hadda degen, lana soco wixii war ah ee ka soo kordha arrintan.

3-5-740x493

 

Somalilandpost.Hargeysa