Quwadaha Adduunka Iyo Iran Oo Ka Heshiiyay Arrinta Nukliyeerka

Vienna, (SLpost)- Wada-hadalo muddooyinkii u dambeeyay socday waxa maanya lagu lagu dhawaaqay heshiis taariikhi ah oo ku saabsan barnaamijka Nukleerka Iran.iRAN

Wasiirada arrimaha dibadda Iran iyo 6-da dal ee quwadaha adduunka ayaa ku leh kulankii ugu dambeeyay Vienna, halkaasoo si rasmi ah heshiiska shir jaraa’id loogaga dhawaqay.

Wararka ayaa sheegaya in Iran ay ogolaatay in baadhayaasha Qaramada Midoobay ay xaqiijiyaan, meel-marinta hakinta hawlaha Nukleerka Iran.

Heshiiska ayaa la filayaa inuu dajiyo jadwal cunoqabateynta caalamiga lagaga qaadayo Iran.