Hargeysa (SL.Post) Qaar ka mid ah Qoyska reer Sheekh Bashiir, ayaa Wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ku eedeeyay inuu qayb ka yahay koox ay sheegeen inay iibinayso Iskuulka Sheekh Bashiir ee Magaalada Hargeysa.
Halkan ka daawo warkan oo faah-faahsan.
Somalilandpost.net