Qaxoontigii Galayay Dalka Jarmalka Oo Si Aad Ah Hoos Ugu Dhacay iyo Arimaha Sababay

Jarmalka(Slpost)-Dalka Jarmalka oo sheegay in muhaajiriinta dalkasi ku qulqulayaa ay aad hoos ugu dhaceen , wasiirka arrimaha gudaha Thomas de Maiziere, waxa uu sheegay in dadka magangalaya doonka ahaa ay hoos u dhaceen boqolkiiba lix iyo lixdan , hoos u dhacan ayaa imnaya iyadoo wadmada Balkanku ay xidheen xadadkooda, in kabadan hal milyan oo magangalyo doon ah yaa Jarmalka gaadhay sannadkii hore

qaxoonti