Qaabka Telefishinnada Dalka ka hawlgalaa u baahinayaan Waxyeellada Abaarta oo laga shiray

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cismaan cabdilaahi saxardiid (Caddaani) ayaa faahfaahin ka bixiyey kulan uu la yeeshay Telefishinada Dalka ka hawlgala, kulankaas oo ku saabsanaa baahinta iyo soo bandhigidda xaalada abaaraha ee dalka ka taagan.

HOOS KA DAAWO WARKAN OO FAAHFAAHSAN