Prof Ismaaciil Hurre Buubaa oo Waraysi Xasaasi ah kaga hadlay Somaliland, Soomaaliya, Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti

Hargeysa (SLpost)- Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa Waraysi Xasaasi ah kaga hadlay arrimo u dhexeeya Somalind iyo Soomaaliya, Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti iyo qodobbo kale oo muhiim ah.

 

Ismaaciil Buubaa oo marti ku ahaa Barnaamijka Xogta Siyaasiga oo ka baxa Baddacas24tv, waxaannu waraysigaas oo dheer waxyaaba ku qeexay wuxuu ku ogaa damaca Kenya ku doonayso Badda Soomaaliya, waxa salka u ah culayska siyaadadeed ee Somaliland kaga imanaya dhanka Soomaaliya, arrimaha Khaatumo, Caarre, iyo doorka dowlahada Jabuuti iyo Itoobiya ka qaadan karaan xasilinta geeska iyo maslaxadda Soomaalida.

 

MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO HADALKA PROF ISMAACIIL HURRE BUUBAA