Prof Galeydh oo hadal waayeelnimo ku fasiray nooca heshiiska dhexmaray Somaliland, Rejada ay ka qabaan iyo Himilada Shacabka ay mataan

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galeydh, ayaa si faahfaahsan uga war-bixiyey nuxurka Heshiiska dhexmaray Somaliland iyo rejada ay ka qabaan ka-midho-dhalinta qodobbada heshiis ee labada dhinac dhexmaray, isagoo ku dheeraaday isla markaan si sareexad ku dheehan tahay u soo bandhigay mowqifka ay dhinac ahaan ka qaban heshiis dhexmara Somaliland.

Prof Cali Khaliif waxa uu ku tuuntuunsaday arrimo dhowr ah oo dibadda ka ah heshiiska Somaliland iyo tabashada ka jirta dhinacooda iyo sidii ay shacabkooda kalsooni ugu siin lahaayeen aragtida siyaasadeed ee ay ka qaateen heshiiska.

HOOS KA DAAWO HADALKA PROF GALEYDH