OGEYSIIS: Xuska 18 May iyo Seattle, USA

lolXuska sanadguuradii 22aad ee Madaxbanaanida Somaliland oo ka dhici doona Magaalada Seaattle ee Gobolka Washignton, Maalinta Sabtida ah Taariikhduna ku beegantahay May 18, Xafladan oo si xilkasnimo ah usoo agaasimeen labada hablood ee kala ah,

  • Saynab Warsame Diiriye
  • Hodan Kaariye

Goobta ay xafladu ka dhaci doontaa waa; Pabla Punjabi Palace, 15245 International Blvd #205 Sea tac Wa 98168.

Waxa innagala soo qayb galidoona Fanaaniinta kala ah;

  • Maxamed Axmed Shimbir
  • Mooge Yare

Saacad ay Xafladu bilaabmaysaa waa lixda fiidnimo waxaana ay dhamaan doontaa 12ka hadii Alla yidhaah.

waxii faafaahin dheeraad ah fadlan kala soo xidhiidha;

  • Cabdirixiin Xaaji Ibraahin—————-425-774-6641
  • Saynab Warsame Diiriye—————–206-412-6600
  • Hodan Kaariye—————————–206-861-2884
  • Cabdiraxmaan Baaruud Jaamac———206-432-5941

            Rashiid Caraale—————————–206-793-2314