OGEYSIIS: Ka soo Qayb-gal Kulanka Wefti Xukuumadda iyo Jaaliyadda Somaliland ee UK

KASOO QAYBGAL  KULANKA WAFTIGA SOMALILAND KA YIMID OO LA KULMI DOONA
SHACABKA REER SOMALILAND  EE DALKAN INGIRIISKA DEGAN.

MAALINTA SABTIGA 24.MARCH 2012….6.30FIIDNIMO —11 HABEENIMO

Dhamaan Shacabweynaha Reer Somaliland ee Ku Dhaqan Dalka Ingiriiska gaar ahaan London iyo Aga-gaarkeeda  waxa lagu war galinayaa in ay kasoo qayb galaan kulan balaadhan oo ay marti inoogu yihiin waftigii dhawaan Somaliland ka yimid ee uu hogaaminaayey Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo casumad rasmi ah ka helay Dawlada Ingiriiska.
Kulankaas oo waftigu ay inooga warami donaan kulamadii ay la qateen Dawlada Ingiriiska iyo guud ahaan Xaalada Somaliland.

Kulankan oo ka dhici doona badhtamaha magaalada London waxa ay ka dhici doonta goob aad u qurux badan oo si wacan looga soo shaqeeyey.

Goobta xafladda lagu qabanaayo.
GRAND CONNAUGHT ROOMS  61-65
GREAT QUEEN ST.LONDON
WC2B 5DA

Maalinta :Saturday(SABTI)
Bishu :24/3/2012
Waqtiga:06:00pm -11:pm
TRAIN… HOLBORN STATION ……CENTRAL LINE
FADLAN WAKHTIGA ILAALIYA OO GOOR HORE KAALAYA SI AANAY KAAGA BUUXSAMIN
Kala soo xidhiidh tell..Xamse 07737522004   Axmed….07572361273/02081233959