OGAYSIIS MUHIIM AH! – Guddida Saamileyda Xawaaladdii Qaran Express

GQaran-Expressudida Saamilayda Somaliland ee Xawaaladii Qaran Express waxay ku wargalinayaan dhamaan Saamilaydii Xawaalada ee Somaliland in mudo 15 maalmood ah gudahood ah oo ka bilaabmaysa 16/05/2013 kuna eeg 30/05/2013 kula soo xidhiidhaan Xafiiska Gudida Saamilayda Xawaalada Qaran Express si loola socodsiiyo Arimo Muhiim ah oo khuseeya Saamilayda, Xafiisku wuxuu ku yaalaa Fooqa Baxsane ee galbeed kaga soo jeeda Ex-National Cinema, Qolka 111, Dabaqa 2aad, Saamilayda waxa lagu adkaynayaa in ay hore ka soo qaataan sawirka Photocopyga ah ee Shaahadadooda cadaynaysa Saamiyadooda.

 

SULEIMAN ISMAIL BOLALEH
GUD. GUDIDA SAAMILAYDA SOMALILAND EE XAWAALADII LA DHACAY EE QARAN EXPRESS