Nuxurka Kulan Ay Boorama Ku Yeesheen Xildhibaanada Awdal Iyo Salal Ugu Jira Baarlamaanka Iyo Ujeedada Uu Daaran Yahay

Boorama (SL.Post) Xildhibaanadda Goboladda Awdal iyo Salel kaga jira Golaha Wakiiladda iyo Guurtida Somaliland,  ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Awdalka Awdal kaga hadlay xaaladda lix goobood oo ka caaganna diiwaangelinta oo ay Xukuumaddu fasaxday.

 

Xildhibaanada

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

Somalilandpost. Boorama