Nin Xaaskiisa Ku Gawracay Magaaladda Hargeysa

bloody knife with blood splatter isolated on white

Hargeysa(SLpost)-Nin sidan la sheegay sakhraansanaa ayaa xaaskiisa ku gawracay xaafada Newhargeysa ee magaaladda Hargeysa.

Dilkan ayaa lagu sheegay inuu dhacay xalay saaacadii danbe waxaana maydka marxuumada laga helay sariirta gurigeeda, falkan naxdinta badan ayaan ilaa hada laga hayn wax war ah sababta uu ninkani ku gawracay xaaskiisa marka laga reebo inuu wakhtigaas ahaa mid sakhraansan.

Marxuumada ayaa ninkeedan gawracay u lahayd sida la sheegay dhawr caruur ah.