Nin hore loogu xaman jiray in uu Somalia taagero oo boodhka hoteelkiisa ku xardhay calanka Somaliya

Bulshada reer Somaliland ee ku nool dalka Qatar ayaa si wayn uga cadhooday hotel laga cuntayn jiray oo uu leeyahay muwaadin u dhashay dalka somaliland gaar ahaan gobolka daadmadheer oodwayne hotelkaas oo uu bodhkiisa ku qoray Somaliya iyo boodhka oo gabi ahaantiiba uu ka dhigay calanka somaliya  hadaba ninkan foolxumada sameeyay ayaa dhamaan qabiilka uu ka soo eedo ee muuse care habar yoonis ayaa hore loogu xaman jiray in uu taageersanyahay dawlada taagta daran ee somaliya balse maanta ayay cadaatay in uu si dhaba u rumaysanyahay una taageersanyahay dawlada somaliya ka dib markii uu hotelkiisii calanka somaliya iyo magaca dawlada somaliya ku daabacay sida idiinka muuqata

zHoteelkan ayaa gabi ahaanba waxaa ka yaacay bulshadii reer somaliland eek a cuntayn jirtay kadib markii uu bariiskii laga cunayay siyaasad soo dhex galiyay arintan ayaa si wayn looga dareemayaa magalada hoha gaar ahaan xaafada muquliina

Ninkan oo lagu magacabo cabdirashiid ayaa ah nin aan sagu  aqoonba u lahayn ganacsiga  isaga oo siyaasad dhehgaliyay macamiishii ku xidhnaynd

hoteelka calamigaa ee Hargaysa Restouranta  ayaa ah hotel siwayn looga yaqaan dhamaan khaliijka carabta hotelkaas ayaa dhamaan dadkii ku xidhnaa ay u diga rogteen

anigoo ku hadlaya magacayga cabdiqaadir warsame Cali kuna nool magalada doha waxaan talo u soo jeedinlahaa mulkiilaha hoteelka ee aan aqoon u lahay ganacsiga in uu boodhka ka badalo oo uu wax kale ku qorto si hotelkiisu u socdo balse ilaa shalay hoteelka bariiskii iyo baastadii ayaa ku baariday oo qofba uma soo galintaas aya ku xasuusinkarta siyasadan aad faraha la gashay

bulshada reer somaliland ee ku nool dalka qatarna waxaan uga digayaa in ay galaan oo wax ka cunaaan inta uu boodhka Somalia ku qorantahay waa iga talo

Cabdulqadir warsame cali

Doha Qatar

 

Xasan299@hotmail.com