“Nimanka Xamar Jooga Waxaan Leeyahay Qaxoontigaa Badda Kusoo Jiray Ee Daalan Ha Siyaasaddaynina” Wasiir Cukuse

Berbera, (SLpost)- Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)  ayaa ka warramay ujeedada socdaal uu Madaxweynaha Axmed Siilaanyo ku joogo magaalada Berbera.

Sidoo kale waxauu wasiir Cukuse jawaab ka bixiyay hadal maamulka Soomaaliya ku dureen hakintii qaxoontiga Yemen ee ay Somaliland hakisay.

HALKAN KA DAAWO HADALKA WASIIRKA OO DHAMAYSTIRAN:-