“Nimanka Saaka na soo weeraray waxaanu u galaynaa sidaanu Siyaad Barre u galnay” – Madaxweyne Muuse Biixi

Muuse Biixi Cabdi

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay sheegay inay Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland dhirbaaxo kulul ku dhufteen Ciidanka Soomaaliya oo saaka weerar ku soo qaaday fadhiisimada Ciidanka ee Deegaanka Tukaraq.

Madaxweyaha Somaliland oo saaka Khudbad ka jeediyey munaasibadda xuska 18 May, waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya duullaan ku soo qaadeen Ciidanka Qaranka.

https://youtu.be/Tb2c66ayA4A