Nayroobi Oo Lagu Qabtay Sadex Qof Oo Waxyaabaha Qarxa Suuq La Galay

 

Kiniya(SLpost)-Saddex qof ayaa lagu xidhay magaalada Nairobi ee Kenya kadib markii nin uu isku dayay inuu la soo galo waxyaabaha qarxa xarun dukaamo.

150724133648_obama-visit_nairobi_decorations_624x351_bbc_nocredit

Ilaalada xarunta ayaa qabtay ninka kadibna boliiska Bombaanooyinka ayaa joojiyay bobmka inuu qarxo.

Waxaa la aaminsan yahay inay ahayd waxyaabaha qarxa ee ku shaqeeya batariga, iyo telefoonka gacanta oo loo adeegsan rabay in lagu qarxiyo.Xarunta Garden City Hall ayaa dadka laga bixiyay.