Natiijada Kulan Magaalada Hargeysa ku dhexmaray Dawladaha Somaliland iyo Denmark

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa kulan albaabadu u xidhan yihiin kula qaatay Wefti ka socda dawladda Denmark oo uu hoggaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Horumarinta dalkaas Mogens Jensen oo shalay safar ku yimi Somaliland.

DSC_0196In kasta oo Saxaafaddu dibad-joog ka ahayd kulanka dhexmaray madaxweynaha iyo Weftiga Denmark, haddana waxa warbaahinta uga warramay waxyaabaha laga wada-hadlay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiirka Ganacsiga Denmarka Mr Mogens Jensen oo si wada-jir ah shir-jaraa’id ugu qabtay Xarunta Madaxtooyada.

HALKAN KA DHEGAYSO HADALKA LABADA MASUUL

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net