Natiijada Doorashada Madaxtooyada Somaliland July 2010 iyo Guushii Xisbiga Kulmiye

HALKAN WAXAANU IDINKU SOO GUDBINAYNAA MUUQAAL AANU KU SOO KOOBNAY NATIIJADA DOORAHSADA MADAXTOOYADA SOMALILAND OO U QAABAYSAN HEER DEGMO, HEER GOBOL ILAA HEER QARAN iyo sidii ay u kala heleen Xisbiyada UDUB, KULMIYE iyo UCID.

Doorashadan waxa ku guulaystay Xisbiga Kulmiye ee uu hoggaamiyo Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ugu dhawaan boqolkii 49% ku guulaystay codadkii la dhiibtay.

HADDABA HOOS KA DAAWO MUUQAALKA AANU KA SAMAYNAY NATIIJADA KA SOO BAXDAY GUDDIGA DOORASHOOYINKA SOMALILAND

SOMALILAND PRESIDENTIAL ELECTION RESULT 2010