Muxuu Cabdicasiis Samaale ka yidhi inay mar kale Is-khilaafeen Madaxweynaha la doortay?

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Siyaasi Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa wax laga weydiiyey jiritaanka warar maalmihii u dambeeyey bulshadu isla dhexmaraysay oo sheegayay in khilaaf soo kala dhex-galay isaga iyo madaxweynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi.

Cabdicasiis Samaale oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga Ololaha Doorashadii madaxtooyada ee 13-kii Bishan ka qabsoontay dalka, waxa uu si faahfaahsan uga warramay jiritaanka wararkaas iyo dedaalladii ay u soo galeen guusha Xisbiga Kulmiye ka gaadhay Doorashada.

HOOS KA DAAWO WARAYSI CABDICASIIS SAMAALE SIIYEY TELEFISHANKA ERYAL