Muuse Biixi iyo Saylici oo Musharaxnimadooda ka Diiwaangeliyay Xarunta Kulmiye

 

Hargeysa(SLpost)- Kadib wargelin xafiiska Kulmiye u diray musharixiinta oo sheegaysay in ay saddex cisho gudaheed yimaadaan xafiiska si loogu sharaxo shuruudaha musharaxnimada iyo qodobo la xidhiidha shirka golaha dhexe ee todobaadka soo socda ka bilaabmaya Hargeysa, ayey maanta isdiiwaangeliyeen labada musharax ee Saylici Iyo Muuse Biixi.

Halkan Ka Daawo Warkaas oo Muuqaal ah: