MUUQAAL: Wasiirkii Hore ee Ciyaaraha oo Xilkii Wareejiyay

 

Hargeysa(SLpost)-Wasiirkii Hore ee wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Axmed Cabdi Kaahin (Casood) ayaa xilkii uu dhawaan iska casillay ee wasaaraddaas ku Wareejiyey wasiirka cusub ee madaxweynaha Somaliland Wasaaradaas u soo magacaabay

 

Halkan Kaga Bogo Warkaas oo Muuqaal ah: