Musharax Jamaal Cali Xussen Oo Ku Dhawaaqey Cida U Noqoneysa Musharax Madaxweyne Ku Xigeen

Hargeysa (SL.Post) Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Musharax Jamaal Cali Xussen ayaa waxaa uu sheegay in cida u noqoneysa musharaxa Nadaxweyne ku xigeen  uu noqon doona siyaasi ka soo jeeda gobalada Bariga Somaliland .

jamaal

 

Halkan ka daawo.

Somalilandpost.net